Aqoon isweydaarsi looga hadli doono sababaha ay u bur-buraan qoysaska Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha oo maalinta khamiista ah 27.03 ka dhici doona xarunta jaaliyadda ee mag. Turku iyo nawaaxigeeda.
Saacadda 16:00
Kasoo qeybgal wacan.
Faah-faahin dheeri ah fadlan lasoo xiriir maamulka.