Kulan looga hadlayo doorashada baarlamaanka midowga Yurub oo maalinta sabtida ah lagu qabanayo xarunta jaaliyadda

WARGELIN:

Dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Turku mag. Turku iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in uu jiro maalinta sabtida ah 17.5.2014 kulan warbixin ah oo looga hadli doono DOORASHADA BAARLAMAANKA MIDOWGA YURUB saacaddu marka ay tahay 12:00 duhurnimo xafiiska jaaliyadda Soomaaliyeed ee addresskeedu yahay pernontie 29. Kasoo qeybgal wacan.

LSSRY

%d bloggaajaa tykkää tästä: