Waxay jaaliyadu ogeysiineysaa dhammaan bulshadda soomaaliyeed ee degan Turku iyo nawaaxigeeda, in jaaliyadu wadal hadal dheer ooy la yeelatey bulshada qeybaheeda kala duwan kadib go’aan lagu gaarey in sidii jaaliyada looga bartey sanad walba qabashada munaasibada kowda Luuliyo inaaney ku habbooneyn bisha barakeysan ee Ramadaan, maadaama ah tahay bishii cibaadada.
RAMADAAN KARIIM!