INNAALI LAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN –
Dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Turku iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in TACSIDA iyo DUCADA geeridii ku timid allaha u naxariistee marxuum Khaliif Warsame Xersi lagu qabanyo maanta (1.8.2014) salaada Jimcaha kadib saacadda: 15:00 pm hoolka address-kiisu yahay:
Vanha Hämeentie 105, 20450 Turku.
Faah-faahin dheeraad ah fadlan kala xiriir:
Yusuf Hassan
tel. 0400872611