Ma dooneysaa in lagaa saacido casharada waxbarashadaada?

Haddii ay hadaba jawaabtaadu haa tahay waxay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka howl gasha magaalada Turku iyo nawaaxigeeda kuu diyaarisay fursad lagaaga saacidi karo dhamaan maadooyinka lagu dhigto dugsiga hoose dhexe (peruskoulu) isbuuc kasta maalinta Axada ah xarunta jaaliyadda oo ku taala iskuulka Pansio dhinaciisa midig kasoo horjeedka xanaanada caruurta iyo xarunta daryeelka hooyooyinka.

Maadooyinka lagaa caawin karo waxaa ka mid ah:

  • Matematiikka
  • Fysiikka
  • Kemia
  • Biologia
  • Maantieto
  • Historia

 Fahfaahin dheeraad ah fadlan kala xiriir:

 Abdinasir Omar Elmi / p. 046 6535 999 / email: cilbak@hotmail.com

%d bloggaajaa tykkää tästä: