OGEYSIIS: Sheekh Bashiir Shiil iyo Sheekh Saciid Maxamad Faarah oo muxaadarooyin ku qabanaya mag. Turku 29.10

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulsho-weynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Turku iyo nawaaxigeeda in maalinta Isniinta ah 29-ka bishan saacada 16:00 galabnimo ay muxaadarooyin ku qaban doonaan magaalda Turku culumada kala ah Sheekh Bashiir Shiil oo ka mid ah culumada ku dhaqan dalka Canada iyo Sheekh Saciid Maxamad Faarah oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska.

Muxaadarooyinka waxaa lagu qaban doonaa goobta cinwaankeedu yahay VANHA HÄMEENTIE 105 oo ah halkii lagu qabtay doorashadii ugu dambeysay ee jaaliyadda Soomaliyeed. Waxaa goobta taga basaska kala 2,2A,99.

Fadlan gaarsii ogeysiiskani dhamaan walalaalaha kale ee kheyrka jecel.

%d bloggers like this: