Foomka is-diiwaan gelinta kooxaha ka qeyb galaya tartanka K/C ee xiliga qaboobaha 2015

Is-diiwaan gelinta kooxaha ka qeyb galaya cayaaraha kubada cagta ee xiliga qaboobaha ee mag. Turku iyo nawaaxigeeda.

Fadlan buuxi foomka hoose.

Khidmada is-diiwaan gelinta kooxaha waa 50 euro, waana in la bixiyaa ugu dambeyn 10.2.2015. Waa in ugu dambeyn lacagta ay kusoo dhacdaa akoonka jaaliyadda 12.2.2015. Akoonka jaaliyaddu waa FI7815903000173086. Fadlan ku xus qeybta fariinta magaca kooxda, iyo magaca qofka lala xiriiraayo iyo telefoonkiisa.

Kasoo qeybgal wacan!

Guddiga Cayaaraha Jaaliyadda.

%d bloggaajaa tykkää tästä: