Lssry:n on aloittanut ompelukerho jonka tavoitteena on naisten ja tyttöjen oman toimintaryhmä. Nyt kaikki neidit ja rouvat neula käteen ja ompelemaan!
(Somali)
Dallada jaaliyadda Soomaaliyeed ee Galbeedka Finland ayaa maalmaha jimcaha iyo sabtida xarunteeda ka billowday tababar tolista harqaanka ah oo loogu talogaley hooyooyinka iyo gabdhaha. Hadaba haddii aad xiiseyneysid barashada tolista dharka iyo hab isticmaalka xarqaanka fadlan lasoo xiriir hagaha kooraska Sagal Ali tel. 0400257170.