Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Galbeedka Finland waxay kugu casumeysaa kulan qaxwo iyo wada-sheekeysi ah oo ka dhici doona dukaanka Brothers Shop ee Cabdullaahi Fahad maalinta Sabtida ah saacadda 16:30 galabnimo.
Qaxwada iyo sanbuuska waxaa qaba JAALIYADDA!!
GACMO FURAN KUSOO DHAWAAWAADA!