Somalin kielen kurssi – luku-ja kirjoitustaidottomille

Länsi-Suomen Somaliseura ry järjestää luku- ja kirjoitustaidottomille tarkoitetun somalin kielen kurssi. Kurssi on tarkoitettu Turun seudulla asuville luku ja kirjoitustaidottomille somalialaisille.

Opetusta järjestetään seuran toimitiloissa osoitteessa Uudenmaankatu 17. Kurssi alkaa 23.7.2016. Opetustunnit ovat lauantaisin ja sunnuntaisin klo 11:00- 14:00.

Kurssimaksu on 20 €.

Lisätietoa kurssista antaa Abdishakur Ali p. 0400375017. Sähköpostilla voit laittaa kysymyksiä osoitteeseen lssry@hotmail.fi (Huom. s.postimme alkaa ”L” kirjaimella)

Somali:

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ee Galbeedka Finland waxaa ay bilaabeysaa koorso luuqadda Soomaaliga ah oo loogu talo galay dadka aan waxna qori karin waxna aqrin karin ee deggan magaaladda Turku iyto nawaaxigeeda.

Koorsada waxay bilaabaneynaa 23.7.2016 waxaana lagu dhigayaa xarunta cusub ee jaaliyada ee centerka ee cinwaankeedu yahay Uudenmaankatu 17 maalmaha sabtida iyo axadda, saacadda 11:00 – 14:00.

Koorsada waxaa lagu dhiganayaa 20€.

Macluumaad dheeri ah fadlan kala soo xiriir Abdishakur Ali, tel.0400375017, email: Lssry@hotmail.fi (FG: emailkeena wuxuu ka bilaabanayaa xarafka ”L”)

%d bloggaajaa tykkää tästä: