Ku baro barashada baabuurta af-kaaga hooyo ee Soomaaliga. Iskuulka baabuurta lagu barto ee Onni Driver wuxuu kuu sameeyay qiimo dhimis aad u jaban oo aad ku baran wadista baabuurta weliba afkaaga hooyo ee Soomaaliga. Hadaba ka faa’ideyso fursadan qaaliga ah ee isugu jirta qiimo dhimis iyo weliba afkaaga hooyo oo aad ku barato wadista baabuurka. Warqadaha qiimo dhimista laguugu sameeyay waxaad ka heleysaa oo kaliya xafiiska jaaliyadda.
Faahfaahin dheeraad ah oo ku aadan qiimo dhimistaasi lasoo xiriir xafiiska jaaliyadda. Sidoo kale waxaad booqan kartaa http://www.onnidriver.fi.