Xafladda qalin-jebinta arday oo dib loo dhigay.

Dhamaan waalidiinta iyo ardayda Soomaaliyeed waxaa la ogeysiinayaa in dib loo dhigay xafladdii qalin-jebinta ardayda ee sanad walba jaaliyaddu qaban jirtay bisha Ramadaan awgeed. Sidaasi daraadeed xafladda waxaa la qaban doonaa 1.7.2017. 

Faah-faahin dheeraad fadlan lasoo xiriir maamulka jaaliyadda. 

Ramaan Kariim!

%d bloggers like this: