Tarrtanka horyaalka K/C ee Ramadaanka oo ka furmaya magaalada Turku.

Waxaa dhamaan bahda sports-ka gaar ahaan maamulada kooxaha iyo cayaartooyda la ogeysiinayaa in maalinta isniinta ah 5.6.2017 uu bilaaban doono tartanka horyaalka K/C ee bisha barakeysan ee Ramadaanka. Hadaba dhamaan kooxaha xiiseynaya in ay kasoo qeyb galaan tartanka waxaa laga codsanayaa in ay sida ugu dhaqsiyabaha badan isku soo diiwaan geliyaan. Diiwaangelinta waxaa si fudud looga soo mameyn karaa halkan.

Faah-faahin dheeraad ah kala xiriir gudigga sports-ka, Abdinasir Omar Elmi, tel. 0449792750. 

Kasoo qeyb-gal wacan. 

%d bloggers like this: