Dalxiiska fasaxa deyrta ee dhalinyarada oo la qaban doono 15-18.10.

Dalladda jaaliyadda Soomaaliyeed ee Galbeedka Finland waxaa ay u diyaarisay dhalinyarada ay da’doodu u dhaxeyso 7-18 sano dalxiis xiiso badan (fasax bax) 15.-18.10.2017, Tippsund, Taivassalo. Qiimaha dalxiisku waa 20€/qofkiiba. Diiwaangelinta waxaa ay ku egtahay 5.10. Diiwaangelinta waxaa loo qaban doonaa sida loosoo kala horeeyay. Fadlan buuxi foomka hoose si aad isku soo diiwaangeliso.

Buuxi foomkan: 

 

%d bloggers like this: