Kategoria: Custom


Olemme mukana STOP! Päätepysäkki syrjinnälle -kampanjassa!

.

Lue lisää

Syksyn käynnissä/alkamassa olevat kurssit.

Tervetuloa kurssille treenaamaan kanssamme!

Lue lisää

Dalxiiska fasaxa deyrta ee dhalinyarada oo la qaban doono 15-18.10.

Diiwaangelinta waxaa ay ku egtahay 5.10.

Lue lisää

Iska-Warran – Somalis in Finland conference on entrepreneurship and employment concluded successfully in Turku

Conference featured presentations by keynote speakers and inspiring panel discussions under the theme of the conference.

Lue lisää

Ciid Mubarak dhamaan! Hyvää ja onnellista Eidiä kaikille! Happy Eid Mubarak to all!

Hyvää juhlapäivää!!

Lue lisää

Shirweynaha Cafis oo ka furmaya Turku 5.-6.7.2017

Cafis waa shirkii ugu horeeyay ee nuuciisa ah ee wadankan Finland lagu qabto.

Lue lisää

Somalialaisten Anteeksiannon konferenssi Turku 5.-6.7.2017

Anteeksiannon päivä tulee jatkossa olemaan vuosittainen kampanja.

Lue lisää

Tarrtanka horyaalka K/C ee Ramadaanka oo ka furmaya magaalada Turku.

Is-diiwaangelinta kooxaha waa ay bilaabatay waana mid si online ah loo sameyn karo!

Lue lisää

Valtakunnallinen Iska Warran – Somalialaiset Suomessa -konferenssi Turku 17.–18.8.2017

Ilmoittautuminen avautuu 1.6.2017.

Lue lisää

Xaflad lagu taageerayay hogaanka cusub ee Soomaaliya isla markaana loogu gurmanayay abaaraha Soomaaliya oo lagu qabtay Turku.

Munaasabdda waxaa khadka telefoonka uga soo qeyb galay ra’iisul wasaaraha dowladda Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre iyo guddoomiye kuxigeenka labaad ee aqalka sare mudane Mowliid Xuseen Guhaad.

Lue lisää

Kohti vaaleja – paneelikeskustelu 11.3

Paneeli tarjosi mainion mahdollisuuden nostaa ajankohtaisia ja puhuttelevia aiheita.

Lue lisää

Syyskokous valitsi uuden hallituksen

Puheenjohtajaksi valittiin ensimmäinen naispuheenjohtaja Sagal Ali.

Lue lisää

Hyvää ja menestyksekästä uutta vuotta 2017!

Somaliseura tavoittaa kaikille jäsenilleen ja yhteiskumppaneilleen hyvää ja menestyksekästä uutta vuotta 2017!

Lue lisää

Shir-gudoonka doorashada oo maanta soo saaray shuruudaha doorashada ee musharixiinta.

Musharixiinta waxaa laga codsanayaa in ay kusoo gudbiyaan araajidooda ugu dambeyn 18.12.2016.

Lue lisää

Shirweynaha cusub ee doorashada hoggaanka jaaliyadda oo dhici doono 29.12.2016.

Shirka cusub wuxuu ka dhacayaa goobtii hore ee isla doorashada lagu qabtay.

Lue lisää

Paljon onnea kaikille valmistuneille!

Juhlan teemana oli ”Innostu oppimaan”.

Lue lisää

Jaaliyada oo bilaabeysa koorso luuqada Finish-ka ah oo heerka bilowga iyo dhexe ah.

Kooraska waxaa oogu talo-galay dadka aan horay usoo dhigan luuqadda finish-ka ah ama wax yar u bilaaban yihiin.

Lue lisää

Suomen kieli ja kulttuuri (alkeiskurssi)

Kurssi on suunnattu henkilöille, jotka eivät osaa lainkaan, tai osaavat hyvin vähän suomea.

Lue lisää

Somali culture week to kick off in Turku

Somali Cultural Week in honour of the 20th anniversary of the first establishment of Somali community organiSation in Turku.

Lue lisää

Somalikulttuuria Turussa 20 vuotta!

Tänä vuonna on kulunut 20 vuotta siitä, kun Turkuun on perustettu ensimmäinen somaliyhdistys.

Lue lisää

FC Raisio voitti nuorten jalkapalloturnauksen!

FC Raisio puolusti jälleen kerran mestaruuteensa!

Lue lisää

Nuorten jalkapaloturnaus on parhaillaan käynnissä Turussa.

Semifinaalissa kohtaavat tänään joukkueet FC Varissuo ja FC Raisio.

Lue lisää

Tartanka horyaalka K/C ee kuleylaha iyo Ramadaanka oo si rasmi ah uga furmay magaalada Turku.

Kooxda Runosmäki oo 9-4 ugu awood sheegatay kooxda FC Red.

Lue lisää

Munaasabadii 8-aad ee qalinjebinta ardayda iyo abaalmarinta shaqsiyaadka sanadka oo lagu qabtay magaalada Turku

Munaasabadda oo ay aheyd mid aad u ballaaran ayaa abaalmarino kala duwan lagu guddoonsiiyay in ka badan 50 arday kuwaas oo kasoo qalinjebiyay waxbarashada heerarkeeda kala duwan ilaa heerka jaamacadeed.

Lue lisää

Kulan wacyi-gelin iyo wada-sheekeysi ah oo ay soo qabanqaabisay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Galbeedka Finland oo maanta ka dhacay mag. Turku

Kulanka ayaa looga hadlay muhiimadda midnimada iyo isku-duubnida bulshadu leedahay, wadaniyadda iyo Soomaalinimada, waxbarashada, dhalinyarada, diinteena suuban iyo weliba dhaqankeena Soomaaliyeed.

Lue lisää

Tartan K/C ah oo lagu maamuusayay xuska 15-ka May oo maanta lagu qabtay mag. Turku

Kooxda FC Junior oo ku guuleysatay koobka…

Lue lisää

Naisten ja tyttöjen ompelukerho

Nyt kaikki neidit ja rouvat neula käteen ja ompelemaan!

Lue lisää

Länsi-Suomen Somaliseura ry:n 31.1. tiedotustilaisuus: nuorten elämä tämän päivä Suomessa

Tilaisuuden tarkoitus oli, niin kuin sen otsikkokin kertoo, tarjota mahdollisuus keskustella aiheesta ja lisätä tietoisuutta haasteista joita nuori kohtaa.

Lue lisää

Fariinta sanadka cusub 2015 ee maamulka jaaliyadda Soomaaliyeed ee Galbeedka Finland

Sanadka 2014-ka wuxuu ahaa sanad isbadalo muuqda laga sameeyay howlaha…

Lue lisää

Lss ry:n järjestämä seminaari nuorten huumeiden käytöstä ja radikalisoitumista Turussa.

Seminaarin tarkoituksena oli saada alustavaa tietoa koskien päihteiden ongelmakäyttöä sekä nuorten radikalisoitumista.

Lue lisää

Länsi-Suomen Somaliseura ry:lle valittiin uusi hallitus vuosiksi 2015-2016

Uusi hallitus aloittaa toimintansa tammikuussa 2015.

Lue lisää

Daladda jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gableedka Finland oo dooratay hogaan cusub

Maamulka cusub ayaa shaqadiisa si buuxda u bilaabi doona sanadka 2015-ka.

Lue lisää

Qoraa Nura Farax oo beri kusoo beegan Turku

Nura Farax waxaa ay buugeeda cusub ku aqrin doontaa laybareeriga weyn ee magaalada saacadda 18 – 19:30

Lue lisää

Shir-gudoonka doorashada oo soo saaray shuruudaha doorashada ee musharixiinta

Musharixiinta waxaa laga codsanayaa in ay soo gudbiyaan araajidooda musharaxnimo ugu dambeyna ilaa maalinta isniinta ah 16:00 galabnimo.

Lue lisää

Shirweynaha doorashada hoggaanka jaaliyadda oo dhici doono 16.10.2014.

Dhamaan xubnaha jaaliyadda waxaa laga codsanayaa in ay kasoo qayb galaan shirkan muhiimka ah oo labadii sanaba mar dhaca.

Lue lisää

LSS osallistui Turun Mahdollisuuksien torille

Noin 40 kansalaisjärjestöä sekä kansainvälistä järjestöä esitti sekä omaa toimintaansa, että kulttuuriaan.

Lue lisää

Jaaliyadda Soomaaliyeed oo ka qeybgashay suuqa fursadaha ee magaalada Turku

Soomaalida waxaa suqaasi uga qeyb galay dalada jaaliyada Soomaaliyeed ee magalaada Turku iyo nawaaxigeeda iyadoo halkaasi kusoo bandhigtay hidaha iyo dhaqanka iyo weliba qaar ka mid ah cuntooyinka fudud ee Soomaalida.

Lue lisää

Jaaliyada Somaliyeed ee Galbedka Finland oo soo gabagabeysay cayaarihii K/C ee xiliga qaboobaha

Tartanka waxaa si kala gooni gooni ah ugu baratamayay dhalinyarada, dhalinyarada cuslaatay iyo caruurta yar yar.

Lue lisää

Bandhiga buugta Soomaaliyeed oo bishan lagu qabanayo magaalada Turku

Bandhiga buugaagta Soomaaliyeed oo 10 sano jirsaday sanadkaan.

Lue lisää

Länsi-Suomen Somaliseura ry:n järjestämä somalioppilaiden päättäjäisjuhla pidettiin eilen Turussa.

Länsi-Suomen Somaliseura ry piti eilen vuosittaisen somalioppilaiden päättäjäisjuhlan Turun normaalikoulussa.

Lue lisää